(DHAGEYSO) Gudoomiyihii Hore Ee G.Hiiraan Oo Ka digay In maamul loo dhiso G.Hiiraan iyo Sh.Dhaxe isagoo Dolwadda ku eedeeyay in aysan ku dhaqmin Dasturka.

Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed) gudoomiyihii hore G.Hiiraan oo wareysi gaar ah siiyay idaacada maanta ee m.m. ayaa kadigay in aan la sameyo maamul ay ku mideysan yihiin lbada gobal ee hiiraan iyo shabeelaha dhaxe.
daba-geed ayaa sheegay in dowlada somalia aysan ku dhaqmin dastuurka somalia sidaas darteedna aysan suurta gal ahayn in lasameeyo maamulka hiiraan iyo shabeelaha dhaxe hadii la sameeyana ay ka dhalan doonto dhibaato aan hada ka dhax abuurneen labada gobalyuusufyuusuf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*