Cumar c.rashiid Cali sharma’arke ra’iisal wasaaraha Somalia oo kusugan dalka mareeknaka ayaa shaaciyay in doorashoyinka somalia ay dhici doonaan xiligii loo qorsheeyay ee 2016 kahorna dowlada ay ka guuleysan doonto x.al-shabaab.
ra’iisal wasaare sharma’arke ayaa sheegay inta aan lagaarin 2016 in lasoo dhameystiri doono xisbiyada ka qeyb galaya iyo sharciyada doorashooyinka iyo in lagaaro degmooyinka dowladda ka maqan oo ay al-shbaaab maamulaan ooo