Xildhibaan C.Zamad Macalin Max’uud Oo kamid ah Xildhibaanada baarlamanka Somalia ayaa radio maanta usheegay in kulanka uu bilaawday shalay subax ilaa xalay saq.dhexana soo gaaray ilaa hadana aanan natiijo kasoo baxin.
xildhibaanka ayaa sheegay in kulamada ay waqti dheer qaadan doonaan maadaama waxa laga hadlaayo ay yihiin arimo adag taas oo labada dhinaca ay ka fiirsanaayeen go’aanada ay gaarayaan.
C.Zamad ayaa Shaaciyay in aysan ilaa hada jirin culees ama khilaaf udhaxeeya labada dhinaca markii loo eego wadahalka socda

bnn