Wararyahanka

kooxdaMan United  Memphis Depay  ayaa la soo warinayaa inuu yimaaday Carrington si uu u dhameystiro ku biiristiisa Manchester United.

Sky Sports News ayaa soo warineysa Depay inuu u soo safray England si uu u maro tijaabada caafimaad.

21 jirkan ayaa dhaliyay 22 gool xagaagan waxaana uu ku guuleystay gool dhalinta horyaalka Holland.

Memphis Depay ayaa maray Tijaabadda caafimaadka ee kooxdiisa cusub Manchester United markii lagu baarau qeybta Caafimaadka ee garoonka Old Trafford.

Laacibka garabka ee xulka qaranka Netherlands ayaa noqonaya saxiixii ugu horeeyey ee United xagaaga cusub markii £25 million looga iibsaday kooxda PSV Eindhoven oo uu horyaalkii usoo qaaday iyo gool dhalintii.

21-sano jirkaan ayaa soo dhaliyey 22-goal taasoo kooxdiisa u sahashey iney qaadaan Eredivisie oo ah horyaalka Holand oo PSV ay qaaday

Memphis Depay (circled) leaves Manchester United's Aon Training Complex after his medical on MondayDepay flew into Manchester on Monday to put the finishing touches to his transfer from PSV EindhovenThe Holland winger leaves United's training ground in a car driven by a club official on Monday afternoonDepay celebrates after scoring against Heracles in his last home appearance for PSV Eindhoven on May 10Depay scarves were sold outside Old Trafford on Sunday ahead of the Premier League match with Arsenal