Chelsea

ayay guul-darro 3-0 ah kasoo gaartay kooxda West Brom xilli ciyaarta kadin Jose Mourinho uu eedeyn u jeediyay kooxaha sare ee Premier League-ga.

Jose ayaa la weydiiyay inuu sabab u yello guuldarradii West Brom maadama aan sidaas looga baranin Chelsea laakiin isagoo quslaya ayuu si aan laga filaneynin ku jawaabay” Marka aad Koob ku gulleysato waxaa kaa lumaya dareenka iyo caadifadda ciyaaraha,hadiiba ay jirto cid aan eedeynayo waxaan dhaliilayaa Manchester United,Man City,Arsenal iyo Liverpool waayo iyagaa noo ogolaaday inaan horyaalka xilli hore ku guulleysano,haddii aan dhibcanahan u baahnan laheyn waxaan hubaa inaan natiijo fiican heli laheyn”

Mourino oo sidookale wax laga weydiiyay Roosihii la siiyay Fabregas ayaa si weyn u dhaliilay garsoorihii ciyaarta” Haddii aad tahay Xaakim caalami ah waa inaad awood u leedahay inaan lagu khaldin waxaan filayaa in Cesc lala hadli karay ma aqaan baahida loo qabo in ciyaarta laga saaro,gabi ahaan waan kasoo horjeedaa go;aankaas”
Cesc Fabregas received a red card from Mike Jones after firing a ball into the head of Chris Brunt

The midfielder kicked the ball from the other side of the penalty area and hit Brunt with unerring accuracy

A dejected Fabregas trudges off the pitch after being given his marching orders following the controversial red

The Chelsea midfielder chipped the ball from around 25 yards towards a group of West Brom players

The Albion players were protesting with the referee after a melee broke out in the penalty box The ball struck midfielder Brunt on the back of the head at the Hawthorns during the game on Monday nightJose Mourinho defended his player after the match, bemoaning the decision to give a three-match banThe West Brom and Chelsea players protest shortly before Fabregas is sent off as tempers flareChelsea captain John Terry looks shocked after Jones produces the red card for Fabregas in the first halfSaido Berahino won the match for West Brom, scoring two goals to see off champions Chelsea in style