Galada Cabdulle Gudoomiyaha Galinsoor Ee Gobolka Galgaduud Oo Wareysi siiyay Radiomaanta ayaa ku eedeeyay Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya in uu ka soo saaray shirka maamul u samneta gobolada dhexe ee dalka ee ka socanaayo Magaalada Cadaado

waxa ayna Baq u jeediyeen Dowlada Soomaaliya oo ay ka dalbadeen in ay arinaakn wax ka qabtaan