Dhageyso:Maamulka Degmada yaaqshid oo ku baaqay in la joo jiyo dagaalo ka soda Warshiiq

hhhhhh

Faarax Cadaani Maxamed Oo Ah mid ka mid Masuuliyiinta Ka Tirsan Maamulka Degmada Yaaqshid Ee Gobolka Banaadir
Ayaa Baaq U jeediyay Beelaha Walaaha ku Dagaalamaya Degmada Warshiiq Ee Gobolka Sh Dhexe
Faarax Cadaani Maxamed Oo La Hadlay Radiomaanta Ayaa tilmaamay in soomaaliya ay ka daayshay dagaal aana loo baahneen iminka in dagaalo beelaha soomaaliyeed Ee Ku Dagaalamaya Gobolka Shabeelada Dhexe
Faarax ayaa ugu danbeen ka dalbaday Maamulka Gobolka shabeelada dhexe in ay dhax galaan Dadka walaalaha ah ee ku dagalamaan degmada warshiid ee gobolka shabeelada dhxe
si kastaba ay ahaataba hadalka ka soo yeray Faarax cadaani maxamed oo ka mid ah masuuliyiinta Degmada yaaqshid ee gobolka banaadir aya waxa uu ku soo beegmayaan in wali beelo walaala ah ay ku dagaalamayaan degmada warshiiq ee gobolka shabelada dhxe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*