Taariikhda Kooxda FC Midnimo+Sawiro
Kooxda Kubada Cagta Ee Fc Midnimo Waa Koox Ka Aasantay lagana Hirgaliyay Xaafada Towfiiq Ee Degmada Yaaqshid Ee Gobolka Banaadir Sanadkii Markii uu ahaa 23-01-2013
Waxaa Fikrada Aas Aasida iska lahaa ku dhawaad 7 Ciyaryahana ah oo hurmuud u ahaa
Yuusuf Xasan Qaliif mr You Casola Oo iminkana ah Macalinka Kooxda kubada Cagta Ee Fc Midnimo
Kooxda Kubada Cagta fc midnimo Waxa ay kooxaha kale Ee ka dhisan Magaalada Muqdisho kaga duwantahay Waxa ay Ka Koobantahay A B C D Kooxd Waliba Waxa ay lee dahahay ku dhawaad shan maaliyadood oo midiba kala duwan leh
Kooxda kubada cagta FC Midnimo Waxaa Armaajooyinka la gashto koobabka iyo bildhaha ugu jiro ku dhawaad afar koob ay ku guu leesatay tan iyo markii la aas aasay sanadkii 2013
Midnimo waxaa koox hami weyn ka leh in ay ka mid noqoto mustaqbalka dhow Kooxaha u diiwaan gashan Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubada Cagta
Kooxda Midnimo Dhamaan Inta ay ka Koobantahay A B C D Waxaa laga ku jiro Ciyaryahano Mustaqabal weyn ku leh Ciyaarista kubada cagta iyo waliba matalida qarankeena Somaaliya
Mar Aan Wareysi Gaaban anu la yeelanay macalinka kooxda FC Midnimo Macalimoo Yuusuf casoola ayaa waxa uu ka hadlay In Kooxdda kubada cagta Ee Fc Midnimo ay tahay koox hami weyn ka leh in ay noqoto koox laga aqoonsanyahay guud ahaan soomaaliya
Kooxda midnimo waa koox ayada is taakuleyso marna haba yaraatee hal dolar aanu ka helin cid kale ama shirkad midaa oo daliil ay u tahay in kooxda ay tahay koox ka go an in ay gaarto Hamigeeda Mustaqbalka dhow
Kooxda fc midnim ayaa hada sameyso tababar joogta ah ayadoona tabarkaasi ku sameyso xeeta liido Ee Maglada Muqdisho
Hlakaan Hoose ka dhageyso Taariikhda kooxda Fc Midnimo

1 2 13480_374705136057414_3284136026495716862_n 17098_374703809390880_1700939788607943740_n 21892_374704782724116_4812467597292530209_n 10443615_374704992724095_9141852810575500604_n 10458890_374704636057464_7984688711444866133_n 10559727_374704912724103_4004010666949795595_n 10671257_374704726057455_3030993232960081954_n 10982317_374705196057408_8615346704185959208_n 10986621_374704942724100_4799709050981167994_n 10987485_374704552724139_6305624108976009815_n 10996067_346804788847449_2895362378014945732_n 11009348_374705156057412_9148382970057800494_n 11026814_346804835514111_6089106533520197660_n 11039153_374705029390758_3617242618890179538_n 11063737_374707332723861_6767181349704714646_n 11067767_374703596057568_2904262869075667909_n 11068402_374704352724159_5871882759318708488_n 11071779_374707379390523_6944846626854199476_n 11083625_374705052724089_143730053289968721_n 11092129_374707312723863_3136321714803749345_n 11113124_374704592724135_1910209758164480156_n 11114745_374705119390749_8424450221485824020_n 11151068_374704479390813_3856514686117878152_n 11181828_374704869390774_1117070722325627203_n 11202807_374707406057187_2551254128789030244_n 11224731_374705096057418_6890368033295724721_n 11230903_374705072724087_665856755788206735_n 11245506_374704309390830_4786970830537583584_n 11265454_374704746057453_1715334750156538972_n 11267744_374704889390772_8597516678771829782_n