25_march_2015

Maamulka gobolka Banaadir ayaa Muqdisho ka bilaabay howlgallo lagu burburinayo dhismeyaal ku yaala dhulalka danta guud, isla markaana dad xoog ku heysta guryo in ka badan labaatan sano ku wareejiyay dadkii lahaa.

Howlgaladaasi waxaa si weyn u cambaareeyay kooxo taageeraya in xoog lagu heysto guryo ay dad shacab ah leeyihiin, iyagoona ku eedeeyay maamulka gobolka Banaadir inuu takri fal iyo xadgudub ku sameynayo.

 

Daawo Cartoons badan