sharifa1

Autumn Sharif oo ah gabar Soomaaliyeed oo 19-jir ah ayaa ku guuleysatay tartanka heesaha hirgalay oo ka dhacay magaalada London ee wadanka Ingiriiska, kaddib markii ay qaaday hees si weyn u soo jiidatay guddiga tartanka heesaha hirgalay ee dalkaasi.

Tartankaan oo lagu magacaabo The Voice UK ayaa Autumn Sharif waxay ku soo jiidatay hees degan oo ay ku kasbatay shacabiyad badan, iyadoo afarta xubnood ee uu ka koobnaa guddiga dhammaantood ugu hambalyeeyeen guusha ay gaartay.

DAAWO VIDEO: