Biixi

Wafdigii Somaliland ee uu hoggaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa ka degay magaalada Hargeysa, iyagoona sheegay in wafdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee shirka ka qeyb qaadanaya ku tilmaamay dad gacan ku dhiiglayaal ah oo reer Somaliland ka soo jeeda.

DAAWO VIDEO: