Shoolli2

Fannaanka weyn Cumar Cabdulle Shoolli (Ma daalaha Hobalada Waaberi) ayaa si kulul uga hadlay fannaanka da’da yar ee isagu magaciisa wata heeso uu soo saaray isagoo ay la qaadeyso gabar Soomaaliyeed oo si aan caadi ahayn u qaawan.

Cumar Shoolli ayaa sheegay in heesta uu soo saaray Shoolli yaraha ay ka baxsan tahay sumcadda Fannaanka doonaya in loo sacbiyo oo uu taageerada ku helayo, isagoona sheegay inuu Mareykanka u tegayo sidii uu maxkamad u soo taagi lahaa.

DHAGEYSO:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here