Sh.Cali

Barmaamijkan waxa aan ku eegi doonaa Sifooyinka Nabi Maxamed (salalahu Calyhi Wasalam). Waxa aan ku soo qaadan doonaa warysi dhex maray Heraclius oo ahaa hogaamiyihii dawalada Roomaanka ee wqtigii nabiga la soo saaray iyo Abu sufiyaan oo waqtigaas ahaa hogaamiyaashii Maka ee aadka uga soo horjeeday Nabi Maxamed (Salalahu Calyhi Wasalam). Daawasho wacan hadaad kartaana soo fidi ajar baa kuugu jira Insha Allah.

DAAWO VIDEO: