14_FEB_2015 copy

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa baaritaan caafimaad u tegay dalka Jarmalka, hase yeeshee dhaqtarkii ayaa u sheegay inuu caafimaad qabo, inkasta oo Madaxweynaha caafimaadkiisa uga shakiyay inuusan gaareynin sanadka 2016-ka inuu kursiga ku sii fadhinayo.

 

Halkaan ka daawo Cartoons badan