kadare1

Allaha u naxariistee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ahaa aqoonyahankii ugu dambeeyay ee asaasay afka Soomaaliga ee aynu maanta ku hadalno, ayaa lagu aasay magaalada Muqdisho, hase yeeshee halgamaa Kadare ka tegay dardaaran culus oo aqoonyahanada adduunyada uga dambeeya loo baahan yahay inay halkooda ka sii wadaan, isagoona shacabka Soomaaliyeed door muuqda ku lahaa isla markaana ahaa aqoonyahanka kaliya ee ka haray asaasayaashii afka Soomaaliga, bal daawo oo dhageyso dardaaranka Dr. Kadare.