Waxgarad Soomaliyeed ee isugu jira Siyaasiin, Saraakil sar sare, aqoonyahano, iyo Ganacsato caan ah, waxay Tacsi heer qaran ah u diraayaan qoyskii, ehelidii uu ka geereyooday al marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed ( Kadare) oo ku geeriyooday magaalada Muqdishu taariikhdu markey aheyd February 1, 2015-tiin.

Al marxuum Dr. Kadare, wuxuu ahaa hak abuure, isla markaasna wuxuu ka tirsanaaya aqoonyahanada Somaliyeed kuwooda ugu fir fircoon, waxaan lagu xusuustaa in uu xubin fir fircoon ka ahaay Guddigii qorista Af-Soomaliya ee sanadkii 1972-gii.

Waxaa Tacsi gaar ahaaneyd diraaya mas’uuliyiinta kala ah:-

1. Ex. Xildh. Sheekh Yuusuf Cali Caynte
2. Ex. Xildh. Maxamuud Geedi Aw Hilowle
3. Ex. Xildh. Maxamed Xuseen Raage
4. Ex. Xildh. Cali Maxamed Xuseen
5. Ex. Xildh. Cabdiraxmaan Jimcaale
6. Ex. Xildh. Sheekh Cabdullahi Garuun
7. EX. Xildh. Xasan Cali Waranto
8. Siyaasi Cabdulle Xasan Nurrow
9. S/Gaas Xasan Cali Max’ed ( Xasan Dheere)
10. S/Guud Gacmadule
11. Prof. Nuur Cali Gacal
12. Dr. Cismaan Maxamed Sheekh
13. Dr. Axmed Max’ed Farax ( Shutul)
14. Ganacsade Xaaji Axmed Tifow
15. Ganacsade Cali Cabdullahi Bood

Mas’uuliyiinta kor ku xusan iyo qaar kale oo badan, waxay Ilahay Marxuumka uga baryayaan in uu ka waraabiyo Janatul Fardowsa qoyskisii iyo qaranka Soomaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin, Aamiin Aamiin.

Qore Abdulle Hassan Nurrow
abdulle_02@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here