golaha_wasiirada

Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid ayaa Baarlamaanka ka sugaya codka kalsoonida, kaddib markii Baarlamaanka uu Ra’iisal Wasaaraha ku amray inuu dhameystiro golaha Wasiirada cusub, kuwaasi oo tiradoodu gaareyso 20-Wasiir.

 

Daawo Cartoons badan