27_JAN_2015 copy

Xubnihii ugu firfircoonaa garabka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka shalleysay xukuumadda cusub, kaddib markii ay iska waayeen liiska Golaha Wasiirada cusub ee Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid uu soo dhisay.

Wasiirada cusub ee Golaha Wasiirada oo uusan la dhacsaneyn Madaxweyne Xasan Sheekh ayaan la ogeyn in Baarlamaanka uu ansixinayo iyo in kale.

 

Daawo Cartoons badan