Golaha Baarlamaanka Federaalka ayaa ka dalbaday Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid inuu xukuumadiisa hor keeno xilliga uu isagu dalbaday, waxayna mudanayaasha ka digeen dib u dhac ku yimaada ansixinta xukuumadda cusub.

 

DHAGEYSO: