21_JAN_2015
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli cadaadinaya Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid, si uu Golaha Wasiirada ugu daro xubnaha dhinaciisa ugu muhiimsan, taasi oo sabab u ahayd inay dhacdo Dowladdii Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed uu ka xanaaqay Madaxweynaha markii uu isku shaandheyn sameeyay, Faarax C/qaadirna ka bedelay wasaaradii loo magacaabay markii hore.

 

Daawo Cartoons badan