ABWAAN-SUGAAL1

Abwaan Sugaal Cabdulle ayaa soo saaray Sheeko gaaban oo muuqaal ah, taasi oo marka aad daawato runtii aan hubo inay kugu abuureyso qiiro wadaniyadeed iyo waxa hortaagan horumarka Soomaaliya oo dadkiisu wax aan la garaneynin ay ka hortaagan yihiin inay danahooda gaaraan:-

DAAWO VIDEO: