Amedy Coulibaly 2

Ciidamada kala duwan ee Dowladda Farasiiska oo weli wada baaritaanada la xiriira kooxihii weeraray magaalada Paris ayaa helay Video uu ku dardaarmayo ninkii madowga ahaa oo lagu magacaabo Amedy Coulibaly kahor inta aanay ciidamada ku dilin suuqa Yahuuda ay ku leedahay Paris oo uu ku afduubtay dad gaaraya ilaa 15-ruux oo midkood uu isagu dilay.

Daawo Video: