BAARLAM

Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay filim cusub ka soo saaray weeraradii uu ku qaaday xarunta Baarlamaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxaana muuqaalkaan aad ku arkeysaa raggii fuliyay qaraxyada is miidaaminta ah oo diraya hanjabaado iyo sida uu xaq u yahay inay naftooda biimeeyaan.

DAAWO VIDEO: