amisom2014

Ciidamada nabad sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa difaacay ciidamada AMISOM oo noqday hal haaday iyo hal heybshay kaddib markii dagaalyahanada Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen xerada Xalane oo ah taliskooda ugu weyn, waxaana telefishanada caalamiga ah laga sii daayay askari AMISOM ah oo inta qoriga madaxa hore ka qabsaday cararaya oo rasaas gadaal looga ridayo iyo ciidamada Soomaaliya oo ku yaacaya meel kasta oo Shabaabka ay ka ridayeen rasaasta iyo gantaalaha.

 

Daawo Cartoons badan