meydad

Magaalada Kampala ee wadanka Uganda waxaa la gaarsiiyay meydadka saddex askari oo ku geeriyootay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen xerada taliska AMISOM ee magaalada Muqdisho, waxaana salaan sharafeed lagu soo dhoweeyay meydadka ciidamada Uganda.

VIDEO: