25_DEC_2014

Inkasta oo sanadahaan dambe dhaarta madaxda Soomaalida aanay dhab ka ahayn, hadana dhaarta cusub ee Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid ayaa durba waxaa soo baxaya in lagu cadaadinayo rabitaanka Madaxweynaha iyo kooxdiisa inuu ka hor mariyo wax kasta.

 

Daawo Cartoons badan