TACSI TIIRAANYO LEH

Weriye Cali Muuse Cabdi, Qoraa Sare Muuse Maxamed Cusmaan, C/llaahi C/raxmaan Alif, Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto), Maxamuud Xasan Cumar Aduunyo, Ciise Axmed Cumar, Ismaaciil Xaaji Maxamuud, C/llaahi Macallim Axmed, C/Casiis Xasan Ibraahim, Maxamed Max’ud Cali, C/llaahi Macallim Cali, Xuseen Cabdi Calasow iyo dhammaan bahda Saxaafadda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan WERIYE MAXAMUUD AXMED XASAN (XUURSHE) oo xaaskiisa Saciido ku geeriyootay magaalada Muqdisho taariikhdu markay ahayd 22/12/2014/

Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo ehelada, asxaabta iyo qaraabada ay ka geeriyootay marxuumad Saciido. AAMIIN…AAMIIN…AAMIIN.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*