SHABAAB

Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa soo food saaray xaaladii ugu xumeyd abid, kaddib markii rag ka tirsan laga soo qabtay xarumo iyo guryo ay ku dhuumaaleysanayeen, taasi oo ay gacan ka geysteen dadka rayidka ah iyo ciidamada oo wada shaqeyn fiican dhex martay.

Halkaan ka daawo cartoons badan