Madaxweyne Xasan oo raadinaya Ra’iisal Wasaare ku shaqeynaya rabitaankiisa & kan Damul-Jadiid

5_DEC_2014

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo saaxibkiisa qaaliga ah Faarax Sh. C/qaadir (Faarax Sakiin) ayaa go’aan rasmi ah ka gaaray Ra’iisal Wasaaraha cusub ee ay ku bedelayaan Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh oo uu sheegay Madaxweynaha inaysan wada shaqeyn karin.

 

Madaxweyne Xasan ayaa doonaya inuu soo magacaabo Ra’iisal Wasaare cusub oo ku shaqeynaya rabitaankiisa iyo rabitaanka kooxda Damul Jadiid oo ah xisbiga awooda talada dalka haya.

 

Daawo Cartoons badan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*