18_Nov_2014 copy

Maamulka saddexda gobol ee K/Galbeed Soomaaliya oo dhowaan looga dhawaaqay Madaxweynihiisa magaalada Baydhaba, kaasi oo loo magacaabay sida horayba loo ogaa Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si weyn la isugu khilaafay, iyadoo Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka horjeestay, halka Madaxweyne Xasan Sheekh-na uu taageeray, ma cusba khilaafka dhinaca siyaasadda ee ay ku kala aragti duwan yihiin madaxda sare ee Dowladda Federaalka.

 

Halkaan ka daawo Cartoons badan