5

Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi ayaa ka warbixiyay mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi oo uu sheegay Sheekha inuu dhisnaa muddo 40-sano ka badan aan la dayactirin, mowlacaas oo Sheekh C/raxmaan Celi ka faafin jiray diinta Islaamka iyo barashada culuunta Islaamka ayuu ugu baaqay shacabka, jaaliyadaha, ganacsata iyo cid kasta oo ka mid ah asxaabtii Sheekh C/raxmaan Celi ka soo diin qaaday inay isku kaashadaan sidii loo dayactiri lahaa mowlaca.

Qof kasta oo dooneysa inay gacan ka geysato waxay la soo xiriiri kartaa wiilka uu dhalay C/raxmaan Celi oo lagu magacaabo Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi Tel: 00252615522055.

DAAWO VIDEO: