Black_Dhaawac_

Weriye C/risaaq Jaamac Cilmi (Black) oo kooxo hubeysan ay ku dhaawaceen xilli uu ka soo baxayay gurigiisa ee ku yaala agagaarka suuqa Bakaaraha, waxaana dhaawac culus oo ka soo gaaray dhaqaatiirtu ay sheegeen inaan dalka gudihiisa wax looga qaban karin.

Sidaa daraadeed waxaa si naxariis leh looga codsanayaa in shacabka, jaaliyadaha, ganacsatada iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed inay gargaar degdeg ah u fidiyaan weriyahaan oo caafimaadkiisu maalinba maalinta ka dambeysa sii xumaanaya.

Black_750