22A_SEP_2014 copy

Xaaladda wadanka Soomaaliya ayaa maanta mareysa meeshii ugu darneyd, kaddib markii ay dadka iyo dalka u tashadeen koox kasta oo wadanka hoggaankiisa ku lug yeelata, Al-Shabaab, Wadaad, Siyaasi iyo Xildhibaanba uma kala harin inay wadankaan qeyrkiisa la baxaan waliba si aan sharci ahayn oo xoog leexad tuugeysi ah ku saleysan.

 

Daawo Cartoons badan