TACSI: Allaha u naxariisto hooyo Caasho Shire Galaal

tacsi

Maxamuud Axmed Xuurshe, Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Maxamuud Axmed Xasan (Aduunyo), Xuseen Cabdi Calasow, C/llaahi Maxamed Cumar, Siid Maxamed Cabdi Xasan, Daahir Cabdulle Socdaal, Xabiiba Axmed Jimcaale (Biibto), Ikraam Cali Kaar, Salaad Iidow Xasan (Xiis), Ex-Xildhibaan Maxamuud Aw Geedi Hilowle, Xuseen Madoobe, C/Casiis Xasey, Amiin Yuusuf Khasaaro, dhammaan madaxda iyo shaqaalaha Idaacadaha iyo weriyeyaasha Muqdisho ka howlgala waxay tacsi tiiraanyo leh Weriye Burhaan Diini Faarax oo hooyadii Caasho Shire Galaal dhowaan ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxay tacsi gaar ah u dirayaan caruurteeda iyo wixii ay sii dhaleen, ehelada, qaraabada iyo asxaabta ay ka geeriyootay, waxayna leeyihiin samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo. AAMIIN…AAMIIN.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*