Qaraxii lagu dilay Xoghayihii Gobolka Banaadir oo noqday midkii ugu horeeyay ee ay si weyn uga naxeen shacabka Muqdisho + Sawirro

Qaraxii maanta ka dhacay wadada isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho ayaa noqday midkii ugu horeeyay oo dadka Muqdisho ay si weyn uga naxeen, marka la eego qasaaraha ka dhashay iyo xajmiga qaraxa oo ahaa mid aan horay loogu arag magaalada Muqdisho.
DSC_0027 DSC_0028 DSC_0029 DSC_0031 DSC_0034 DSC_0035 DSC_0037 DSC_0039 DSC_0041 DSC_0043 DSC_0045 DSC_0049

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*