15_FEB_2014
Sheekada Shabaab iyo ciidamada AMISOM dhex martay oo ka tarjumeysa cartoon-ka Amin Arts, kaddib markii maalmahaan ay soo bateen qaraxyada iyo weerarada ay Shabaabka u bateen dhinaca ciidamada Dowladda Soomaaliya, iyagoo yareeyay qaraxyada ay la beegsadaan xarumaha ciidamada AMISOM, taasi oo shaki weyn gelisay shacabka Soomaaliyeed.

 

Halkaan ka daawo Cartoons badan