Ikraan Caraale: “Waa been la dhoodhoobay wararka la iga qoray”

Ikraan-Caraale

Fanaanada Ikraan caraale Ayaa Siweyn uga Hadashay Hadal dhawaan bulshada ay la yaabeen oo ahaa Inay fanaanadani Walalao yahiin fanaanada Kale Ee Falis Cabdi Ee Kooxda Wayaha Cusub.

Labadaan fanaan dagaal soo jireena Ka Dhaxeeyo ayaa dhawaan gabadh sheegtay Eedadeeda waxay tilmaamtay Inay  Walaalo yahiin labadani gabdhood isla Markaasina Ay ka Luntay fanaanada Ikraan Caraale.

“Waa been la dhoodhoobay wararka la iga qoray” ayay tiri Fannaanada Ikraan Caraale oo sheegtay in lagu baahiyay Warbaahinta Internetka.

Codkani  Ayaa Ikraan Caraale Sheegtay Inuu yahay Cod laysku geyey Waxayna Sheegtay Inaysan Waxba isku Ahayn  fanaanada Falis Cabdi Ee uu ka Dhaxeyey dagaalka Heesaha Laysku Jawabayey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*