Booliska Kenya oo baadi goobaya wiil Soomaali ah kana dambeeyay qarax ka dhacay Nairobi

MUGPX

Ciidamada booliska ee dalka kenya ayaa  sor saaray goor dhow sawirka wiil Soomaali ah laguna magacaabo Xuseen Nuur Maxamed kaasi oo da’diisa lagu qiyaasay 21 sano jir.

Booliska ayaa amar ku bixyay in la xiro meeshii lagu arko Xuseen Nuur Maxamed oo loga shaki qabo qaraxii qaraxii shalay lagu weeraray gaari Bus-ah kaasi oo dilay lii qof in kabadan 30 kalena ay ku dhawacmeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*