Dhageyso: Ra’iisal Wasaare C/Weli oo shaaciyay howshiisa ugu horeysa ee uu qabanayo

rwasaare-cabdi-weli-1-515x343

Ra’iisal Wasaaraha cusub ee shalay uu magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Dr. C/Weli Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in howshiisa ugu horeysa ee uu qabanayo ay ugu waaweyn yihiin soo celinta amniga, dhameystirka Dastuurka iyo horumarka dalka.

 

Dhageyso:

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*