Home Faallo Page 5

Faallo

Geeridii Shariif Mukhtaar ma Noqon Doontaa Dhamaadkii Taariikhda SYL?!!

Halyeey Weyn Ayaa Ka Dhintey Shacabka Soomaaliyeed, Halyeey Aaney Geeridiisi aan Ilaahey Ugu Baryeyno In Aaney Sabab u Noqan Halmaamidda Taariikhdii (SYL) Iyo Wadaniyaddii Shihiidey (Shuculadii) Hurisey Dhaqdhaqaaqii Gubanimadoonka Geeska Africa 1960. Waxaan u maleynayaa in halyeeyadii gobanimadoonka uu ka...

M. GHEDI: “Dilalka iyo deganaansho la’aanta Muqdisho ma siyaasado dahsoon ayaa dambeysa?!!”

Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, oo tiradiisa lagu qiyaaso ku dhowaad seddex (3) milyan, kana wada kooban dhammaan beelaha Soomaaliyeed, inkastoo loo kala badan yahay, ayaa waxaa soo food-saaray qal-qal iyo nabad-gelyo la'aan, mar kasta ee uu...

Iska tag Turkiyoow Muqdisho ma aha meel laga macaasho!!

Waxaa sii kordhaya weerarada, qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee lala bar tilmaameedsanayo madaxda, saraakiisha iyo shaqaalaha u soo shaqo tegay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo kalsooni aan si dhab ah looga fiirsan ka helay Dowladda Federaalka Soomaaliya bacdamaa Dowladda iyo...

Inta aan Baqeyno Birtu Waa na Saaran Tahay!!

Tan iyo markii dowladii dhexe ee Soomaaliya ay bur-burtay ammaankii iyo adeegii bulshaduna ay meesha ka baxeen waxaa jiray isku-dayo badan oo lagu doonayey in dhibaatada Soomaaliya xal loogu helo iyadoo badankood dadaaladaasi ay ku dhammaadeen fashil, waxaana aad...

M. GHEDI: “Shacabka Soomaaliyeed oo aad uga xumaaday hadal dhowaan ka soo yeeray Nocholas...

Iyadoo horeyba Shacabka Soomaaliyeed intiisa badan, uu shaki uga jiray madax-banaanida Soomaaliya, ayaa waxaa shakigii sii kordhiyay hadal dhowaan ka soo yeeray ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay. Shacabka Soomaaliyeed intiisa badan, wuxuu isku raacsan yahay in uu...

Ma dooran inaan derbi jiif noqdo!!

Dagaaladdii wadanka Soomaaliya ka dhacay dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay ayaa waxay dalka ku reebeen, raadad kala duwan. kuwaasi oo saameyntooda laga dheehan karo, marka aad dhexmarto magaalooyinka waaweyn ee dalka. waxaa wadanka Soomaaliya aad ugu...

M. GHEDI: “Iyadoo doodu taagan tahay maxaa dikareetada keenay?!!”‏

Waxaa la xaqiijyay khilaafka cusub ee soo kala dhex galay Madaxweynaha Soomaliya Prof. Hassan Sheikh Mohamoud iyo Ra'iisul Wasaarihiisa Dr. Abdiweli Sheikh Ahmed, inuu khilaafkaan cusub salka ku haayo, Ra'iisul Wasaaraha oo isku shaandeyn gaaban ku sameeyey xubno ka...

Dowladda Federaalka: “Qeybdiidna jid leh, Gaasna Gar leh” (Nabar kor laga dhayay goormuu bogsanayaa?!!)

Dadaalada lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Dowladda dhexe ee Federaalka iyo maamul goboleedka Puntland oo dhowaan magaalada Garowe ku saxiixday heshiis dhinacyo badan oo labada dhinac ay ku xoojinayaan wada shaqeyntooda, inkasta oo labada dhinac isku...

Maxaad ka taqaan Qaabka Wada hadalka guuleesta loo galo?!!

Waxaa macquul ah inaad si fudud isu weydiisid Wada hadalku ma shuruud iyo nidaam gaar ah ayuu leeyahay,ma cilmi la bartaaa mise Culuumta dunida lagu hormariyay ayuu Qeyb ka yahay, Xaqiiqse waxaa ah Maalin walba inaad wada hadal gashid,...

Waxbarashada Maanta: “Aabbe Jaamacad i gee!!”

Hal mar ayaan Hurada ka soo boodey, markaasaan qalbiga ka iri “Tolow wuxu ma riyaa mise waa Dhab” Markiiba inta aan Indhaha mar marey ayaa Cod hoose ku iri “ Maandhaay maxaa tiri” aniga oo goconaya warkii Hurdada I...

SOOMAALIYA: “Dhaawaca gocashada dhiig joojin ha loo raadiyo (Maxaa kala heysta Sheekh Umal iyo...

Buugga lagu magacaabo "Xadka ridada maxaa ka run ah?" oo uu soo saaray qoraaga Soomaaliyeed ee Cabdi Siciid Cabdi Ismaaciil ayaa waxaa ka dhashay dood culus kaddib markii uu si kulul uga hadlay Sheekh Maxamed Cabdi Umal xilli uu...

Ciise Axmed Cumar “Waxaan rabnaa inaan ka shaqeyno sidii dadka Soomaaliyeed loogu dhiiri gelin...

Gudoomiyaha Hey'adda Wada hadalka Bulshada ee CCD Ciise Axmed Cumar ayaa ka hadlay waxqabadka Hey'adiisa mudadii 6-dii sano iyo qorshayaasha ay hiigsaneyso sanadka 2016 oo la filayo inay dalka ka dhacaan doorasho. Gudoomiye Ciise ayaa sheegay inay Hey'adiisu ay qaadi...

Waxqabadka Hay’adda CCD Waa lama ilaawaan isbedel ku keenay qeybaha Bulshada (Warbixin)

Waxaan laysku diidanayn oo marag madoontaa in la xusana mudan cid kastaa oo bulshada wax u qabatay si ay uga samato bixiso masiibooyinka ku habsaday dalka iyo dadka, hadaba hadii aan u soo daadego qormadeydaan anigoon ka been sheegin...

Ma rumoobi doontaa riyada ah in Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho xor ah oo...

Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo uu caalamka ka joogo waxaa ku taagan su'aal ah Goormee dalka ka dhaceysaa doorasho xor ah oo dadweyne isla markaana ay ku soo doortaan shaqsiga hoggaaminaya Dowladooda?, hase yeeshee ka sokow jawaabta su'aashaasi ayaa...

MOST COMMENTED

Al-Shabaab oo meel fagaare ku toogatay nin lagu eedeeyay jaajuusnimo

  Maamulka ururka Al-Shabaab ee gobolka Gedo ayaa meel fagaare ah ku toogtay nin lagu magacaabo C/Xamiid Sheekh Maxamed Xuseen, kaasi oo lagu soo oogay...

HOT NEWS