Tacsi

TACSI: Allaha u naxariisto hooyo Caasho Shire Galaal

Maxamuud Axmed Xuurshe, Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Maxamuud Axmed Xasan (Aduunyo), Xuseen Cabdi Calasow, C/llaahi Maxamed Cumar, Siid Maxamed Cabdi Xasan, Daahir Cabdulle Socdaal, Xabiiba Axmed Jimcaale (Biibto), Ikraam Cali Kaar, Salaad Iidow Xasan (Xiis), Ex-Xildhibaan Maxamuud Aw Geedi Hilowle, Xuseen Madoobe, C/Casiis Xasey, Amiin Yuusuf Khasaaro, dhammaan madaxda iyo shaqaalaha Idaacadaha iyo weriyeyaasha Muqdisho ka howlgala waxay tacsi tiiraanyo ...

Read More »

Garyaqaankii Guud ee Dowladdii hore oo ku Geeriyoodey Dalka Sacuudi Carabiya

Waxaa Dalka Sacuudiga Taariikhdu markey ahayd 15/1/2014  ku Geeriyoodey Allaha u Naxariistee Marxuum Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar oo ahaa Garyaqaankii Guud  Qaranka ee Dowladii Hore ee Kacaanka ka dib markii uu in Muddo ah ku Xanuunsanaa dalkaas. Dr.Cabadiraxmaan Maxamed Cumar sidoo kale Dowladaas ka soo noqdey Agaasihiimihii Guud  Wasaaradda Garsoorka , waxaana wax ka weydiiney Ing Sidow Xasan Mahadi oo ...

Read More »

TACSI QARAN: Innaa lillaahi Wa innaa illaahi raajicuun

Guddoomiyaha Ururka Somali Democratic Party Mr. Mustaf Cabdulle Maxamuud iyo dhammaan xubnaha Golayaasha kala duwan ee ururkaasi waxay tacsi Qaran oo tiiraanyo leh u dirayaan ehelada marxuum Weriye Ibraahim Xaamud (Ibraahim Raadiyow) oo dhowaan Muqdisho ku geeriyooday. Waxay leeyihiin samir iyo iimaan EEBBE haka siiyo ehelada marxuum Ibraahim Raadiyow, iyagoona sidoo kale Alle uga baryay inuu waafajiyo Janadii Fardowsa. Dhammaan ...

Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto marxuum Muxumad Geedi Ow Hilowle

Dhammaan madaxda, shaqaalaha iyo bahda Saxaafadda Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan waxay tacsi u dirayaan ehelada Ex-Xildhibaan Maxamuud Ow Ghedi Hilowle oo walaalkii marxuum Muxumad Geedi Ow Hilowle ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay degaanka Tixsiile oo ka tirsan gobolka Sh/hoose. Shilka gaari waxaa kale oo ku geeriyooday wiil uu adeer u yahay oo lagu magacaabo Muuse Maxamed Gaabow, waxaana ...

Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto Nuurto Xaaji Xasan

Muqdisho, 28 May 2013 – Waxaa xalay oo ay taariikhdu aheyd 27 May 2013 ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Canada Allaha u naxariistee Drs Nuurto Xaaji Xasan.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diraya qoyskii, Qaraabadii iyo Ummadda Soomaaliyeed wuxuuna Alle uga baryayaa inuu Janadii ka waraabiyo, shacabka Soomaaliyeed samir iyo iiman ...

Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto marxuum Axmed Cumar Dhega-dheere

Imaam Maxamed Yuusuf, Xaaji Abuukar Dheere, Suldaan Maxamed Cabdi Shiddo, Eng. C/llaahi Axmed Caddow, Suldaan Warsame Cali Suuley, Muxudiin Xasan Afrax, Rashiid Axmed Jilacow, Eng. C/llaahi Axmed Jilacow, Jabriil Axmed Jilacow,  Xaaji Yaasiin Xaaji Maxamuud, Jabriil Xaaji Maxamuud, Ismaaciil Xaaji Maxamuud, Faarax Cali Jilacow, Salaad Cali Jilacow, Ceyni Axmed Jilacow, Xaajiyo Madiino Caamir, Ex-Xildhibaan Salaad Cali Jeelle, C/Casiis Xasey, C/llaahi ...

Read More »

Naadiga Isboortiga Dekedda Muqdisho oo tacsi u diraya ehelada Allaha u naxariistee marxuum Ibraahim Xisbiyo

Wadanka Sweden waxaa ku geeriyooday Allaha u naxariistee marxuum Ibraahim Cilmi Bulaale (Ibraahim Xisbiyo) oo ka mid ahaa Guddoomiyeyaashii horay u soo maray Naadiga Isboortiga Dekedda Muqdisho. Allaha u naxariistee Ibraahim Xisbiyo waxaa kale oo uu ahaa ruug cadaa Isboorti oo xilal kala duwan ka soo qabtay qeybaha Isboortiga dalka iyo Dowladihii dalka soo maray, wuxuuna u geeriyooday kaddib markii ...

Read More »

Tacsi tiiraanyo leh

Guddoomiyaha Hay’adda CCD Ciise Axmed Cumar, Agaasimaha CCD Ismaaciil Xaaji Maxamuud, Macallim Xasan, Macallim Nuur, Macallim Cali, Cumar Dhakadow, Maxamed Cabdi Calasow, Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Caasho Maxamuud Cali (Caasho cuud), Nabadoon Maxamuud Cali Nuur, Muuse Maxamed Cusmaan, Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe), C/llaahi Macallim Maxamed (Naanow), Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto), Salaad Cali Xasan, Maxamuud Axmed Xasan (Aduunyo), Maxamed Maxamuud Cali, ...

Read More »