Tacsi

Warbixin:Mashaqadii 14kii October Maankeyna Wali Kama aysan go’in(Dhageyso)

Maanta ookale 14 octobar waa maalin maanka umadda soomaaliyeen aanan ka go,ayn waa maalin murugo waa maalin mahadho aan gureyn ku reebtay maankeena. Galabnimo sabati ah 14 octobar sanadkii hore ee  2017 goor casir liiq ah dadakuna ay kasoo ruqansayeen howl maalmeedkooda hadi ay ahan laheyd goobahooda shaqo iyo mid waxbarasho. Gaari xamuul ahaa oo maadooyinka qarxa lagasoo buuxiyay isla ...

Read More »

Ciidamo Cadaan iyo Soomaali ah oo Weeraray deegaanka Mubaarak

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Mubaarak ayaa waxay sheegayan in ciidamo isugu jira Cadaan iyo Soomaali ay weerar xoogan ku qaadeyn dagaalyahano katirsan Al-shabaab oo halkaasi fariisin kulahaa. Ciidanka Bancroft oo ay wehlinayeen ciidan cadaan ah ayaa Xalay xili danbe waxay weerar qorsheeysan ku qaadeyn deegaanka Mubaarak oo ay ku sugnaayen Al-shabaab, sida ay inoo ...

Read More »

Aqriso:Madaxweyne Farmaajo oo Ku wajahan Addis Ababa.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa waxaa uu maanta u anba bixi doonaa caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa,isagoona halkaasi kaga qeyb galaya shir ay yeelanayaan Uruur goboleedka IGAD. Shirakn ay yeelanayaan Uruur goboleeedka IGAD ayaa waxaa markii ugu horeesay ka qeyb galaya Madaxweynaha dalka Eritrea,waxaana lagu wadaa in lagu ansixiyo in Dowlada Eritrea ay xubin ...

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay Xiriirkii Kala Dhaxeeyay Dowladda Sooomaaliya

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya . Kulan deg deg ah oo waqtigiisa laga soo hormariyay oo ay magaalada Baydhabo ku yesheyn Wasiirada Maamulkaasi, uuna  shir guddoominayay Madaxweynha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa dhamaan lagu amray shaqaalaha iyo wasaaradaha maamulkaasi inay hakiyaan xiriirkii wada ...

Read More »

TACSI MARXUUM DANJIRE YUSUF ISMAIL BARI_BARI

Anigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan Diplomasiyinta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa qoyskii, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii ku timid Danjire Yusuf Ismail Bari-bari Oo ahaa Ergeyga Joogtada ah ee u fadhiya Soomaaliya ee Geneva, Dalka Switzerland, & Dhamaan dadkii ku dhintey Weerarkii Aragagixisada ee 27.03.2015 bishan ka dhacay ...

Read More »

RW. Cumar ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Cilmi Rooble Furre

Inaa-Lilaahi-Waa-Inaa-Ileyhi-Raajicuun Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Cilmi Rooble Furre oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga. “Geeridu waa xaqa, qof walbana waa dhimanayaa. waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska, ehelada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Cilmi Rooble Furre oo ku geeriyooday dalka ...

Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto Nabadoon Xuseen Guure Calasow oo ku geeriyooday Muqdisho

Anigoo ku hadlaaya magaca qoyskeyga iyo kan asxaabteyda kala duwan meelkasta oo ayka joogaan dunida dacalladeeda, waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraayaa qoyskii, ehelidii, qaraabadii, duubab-dhaqameedyada Soomaliyeed iyo qarankaba, anigoo uga tacsiyadeynaaya geeridii kediska aheyd ee ku timid Al Marxuum nabaddoon Xuseen Guure Calasow oo ahaay nabaddoonka guud ee beesha Harti Abgaal Mudulood, gaar ahaan beesha Warsangeli Abgaal, asagoo ...

Read More »

Madaxweynaha oo tacsi direy Raiisul Wasaare Cumar

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi direy Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo hooyadii Allah u naxariistee marxuumad Ruqiyo Macallin Daahir ay ku geeriyootay dalka Canada. “Waxaan aad uga tiiraanyeysanahay geerida marxuumadda.. Allah u naxariisto, jannadii fardowsana Allah ka waraabiyo, waxaanna qoyskii iyo eheldadii ay ka tagteyna oo uu Raiisul Wasaare Cumar ka mid yahayna ...

Read More »

TACSI HEER QARAN AH: Allaha u naxariisto Dr. Xuseen Sh. Axmed Kadare

Waxgarad Soomaliyeed ee isugu jira Siyaasiin, Saraakil sar sare, aqoonyahano, iyo Ganacsato caan ah, waxay Tacsi heer qaran ah u diraayaan qoyskii, ehelidii uu ka geereyooday al marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed ( Kadare) oo ku geeriyooday magaalada Muqdishu taariikhdu markey aheyd February 1, 2015-tiin. Al marxuum Dr. Kadare, wuxuu ahaa hak abuure, isla markaasna wuxuu ka tirsanaaya aqoonyahanada Somaliyeed ...

Read More »

Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare, oo ka mid ahaa hal abuuradii Soomaaliyeed, isla markaana ahaa dadkii qoray Af-Soomaaliga, Marxuumka ayaa la sheegay in mudooyinkan xanuunsanaa, isla markaana caafimaad dibad ah loo qaaday, balse markii dambe dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho, sidaasina uu saaka ugu geeriyooday Muqdisho. Axmed Faarax Idaajaa ...

Read More »

Xildhibaan Xaabsade oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Allaha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho, kadib xanuun mudooyinkan hayay. Xildhibaan Mustaf Muqtaar Guudow oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu horeyn tacsi u diray dhamaan ehelahada iyo asaxaabta uu ka geeriyooday , waxaana uu tilmaamay in dhawaanahan uu xanuunsanaa, “Allaha u naxariisto Xildhibaan Xaabsade, xalay maqribkii ayaa lagu soo ...

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH

Weriye Cali Muuse Cabdi, Qoraa Sare Muuse Maxamed Cusmaan, C/llaahi C/raxmaan Alif, Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto), Maxamuud Xasan Cumar Aduunyo, Ciise Axmed Cumar, Ismaaciil Xaaji Maxamuud, C/llaahi Macallim Axmed, C/Casiis Xasan Ibraahim, Maxamed Max’ud Cali, C/llaahi Macallim Cali, Xuseen Cabdi Calasow iyo dhammaan bahda Saxaafadda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan WERIYE MAXAMUUD AXMED XASAN (XUURSHE) oo xaaskiisa Saciido ku ...

Read More »

Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/W oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Marxuum Bile

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Cabdiqaadir Cabdi Faarax iyo dhammaan shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray ehelladii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Maxamed Axmed Bile oo kamid ahaa howl-wadeenada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, marxuumka oo ku geeriyooday xalay dalka Malaysiya. Hadaba, annagoo ka murugeysan, kana tiiraanyeysan geerida marxuumka, ayaa waxaan alle uga baryaynaa in uu ...

Read More »

TACSI: Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun (Geeri Culus)

Anigoo magacooda ku hadlaaya Jaaliyadaha beel-weynta Mudulood ee ku kala nool dunida dacaladeeda, gaar ahaan waqooyiga Ameerika iyo Yurub (Europe), waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo badan leh, uga diraayaa ehelidii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha unaxariistee Al Marxuun Nabaddoon Xaaji Axmed Hassan Afrax ( Awfuu) oo taariikhdu markey aheyd Oktoober 20, 2014-tiin ku geeriyooday wadanka Ingiriiska ( UK ). ...

Read More »