Ciyaaraha

Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo soo dhoweeyay magacaabista Golaha Wasiirada kuna baaqay...

Golaha sare ee culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa soo saaray bayaan ku saabsan magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee uu soo magacaabay Ra'iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed, waxayna caddeeyeen in Dowladda cusub looga baahan yahay waxqabad. "Waan soo dhoweyneynaa magacaabista Golaha...

Xuska mowliidka Nabiga CSW oo ka dhacaya Muqdisho iyo Gobolada Dalka

Xaflado  si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamuusayo Mowliidka Nabiga CSW ayaa ka soconaaya  Masjidada magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka Soomaaliya. Mashaa’iq caan ku ah faafinta Islaamka, Culumaa’udiin fara badan, ayaa xafladahaasi ka qeybgalaya, iyadoo  Shuyuuqdii ka hadashay ay...

Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna oo si kulul u cambaareeyay mamnuucistii Al-Shabaab ee...

Shiikh cabdulqaadir Shiikh maxamed Shiikh Soomoow oo ah Af-Hayeenka Golha sare ee Culumaa-udiinka ahlusumah waljaamaca ayaa manta ka hadlay Go'aankii dhawaan ka soo baxay Kooxda al shabaab eek u aadanaa mamnuucidii ay Bulshadda Soomaliyeed ka mamnuuceen in ay adeegsadan...

Culimada Puntland Oo Ku Baaqay In La Ilaaliyo Danaha Umadda “Sawirro”

Culimaa’udiinka Puntland ayaa xalay magaalada Garoowe kusoo gabagabeeyey Kulan Diimeed muddo shan habeen ah ka socday Masjid lagu magacaabo Xaaji Cali oo kamida masaajidda magaalada Garoowe ku yaalla. Kulan diimeedkaas oo ciwaan looga dhigay (Ilaalinta danaha Umadda) ayaa muddadii uu...

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay kooxihii ka dambeeyay dilkii Dhaqaatiirta + Sawirro

Bayaan ka soo baxay Golaha Sare Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu dilay dhaqaatiirtii u dhalatay Suuriya iyo Soomaaliya Arbacadii la soo dhaafay. Golaha Sare Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa ku tilmaamay weerarkaas inuu ahaa mid axmaqnimo...

Sheekh Soomow: “36-maalin ayaa laga joogaa markii damiin la iiga sii daayay CID-da, wax...

Afhayeenka Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh C/qaadir Sheekh Maxamed Soomow oo manta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay xariggii dhowaan loo geystay iyo halka uu ku dambeeyay kiiskiisa. Waxa uu sheegay Sheekh C/qaadir Soomow...

Golaha Culimada Soomaaliyeed oo taageeray Fashilinta kooxo damacsanaa inay weeraraan masjidka Isbaheysiga

Golahae Culumada Soomaaliyeed oo  bayaan ka soo baxay maanta  lagu muujiyay xaaladda wadanka ee maanta uu marayo, gaar ahaan dhinacyada ammaanka, la dagaalanka kooxaha Shabaab iyo Al-Qaacida, horumarka iyo isbedelka guud ahaan dalka ka dhacay. War ka soo baxay Golaha...

Malaayiin Muslimiin ah oo maanta taagan Baanka Carrafo

Kumanaan muslimiin ah oo isaga yimid dunidan ay kun noolnahay daafaheeda ayaa maanta waxa ay taaganyihiin Banka Carrafo si ay u gutaan waajibaadka Xajka oo ka mid ah 5-ta  tiir ee ugu waaweyn  diinta Islaamka. Buurta Carafo oo ay saakay...

Golaha Culimada Soomaaliyeed oo sheegay in la gaaray xalka dalka, kuna baaqay in...

Golaha Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in la gaaray xalkii dalka, kadib bayaan ay maanta oo jimco ah ka soo saareen magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhawaaqay in kooxihii diinta isku hayay ay kala qeybsameen. Bayaanka Golaha Culimada ayaa umada Soomaaliyeed ugu...

Sheekh Umal: “Howsha wacyi gelinta ah ma hor istaagi doonto hanjabaadda Shabaab”

Ururka Al-Shabaab ayaa ugu hanjabay Sheekh Maxamed Cabdi Umal inay dilayaan, kaddib markii uu sheegay in weerarkii Westgate Mall ee magaalada Nairobi aanu marnaba la xiriirin jihaad iyo shareeco Islaam toona. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa war ka soo saaray...

Golaha Culimada Soomaaliyeed oo cambaareeyay hanjabaadii Godane + Sawirro

Golaha Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay ka soo saareen magaalada Muqdisho waxay ku cambaareeyeen hanjabaad ka soo yeertay Axmed Ow Cabdi Maxamuud oo loo yaqaano Godane, ee ku saabsan weeraro uu ka geysanayo gudaha wadanka Kenya, isagoo si gaar...

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo soo dhoweeyay howlgalka ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay...

Golaha sare ee Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa soo dhoweeyay isla markaana taageeray howlgalka qorsheysan ee ciidamada oo kaashanaya kuwa AMISOM ay kula wareegeen degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe. Bayaan ka soo baxay maanta salaadii Jimcaha kaddib Golaha...

Kulan lagu taageerayay Fatwadii laga soo saaray Shirkii Culimada oo maanta Muqdisho ka dhacay...

Kulan lagu taageerayay fatwadii laga soo saaray shirkii Culumaa'udiinka Soomaaliyed ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu adkeeyay in la dhaqan gelinayo qodobadii shirkaas ka soo baxay ee mudada shanta maalmood socday. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hey'adda...

Qodobo xasaasi ah oo looga hadlay Shirweynaha Xagjirnimada ee galay maalintii labaad + Sawirro

Shirweynaha xal u helidda mushkiladaha Soomaaliya iyo la dagaalanka xagjirnimada ayaa galay maalintii labaad, iyadoo ay ka soo qeyb galeen madax ka tirsan Dowladda, culumaa'udiinka iyo qeybaha bulshada ay ka jeediyeen khudbooyin kala duwan. Qodobada maanta looga dooday shirweynaha xagjirnimada...

MOST COMMENTED

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika

Shir madaxeedka Midowga Afrika ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu...

HOT NEWS