Ciyaaraha

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay hor-joogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa Puntland ee isku soo dhiibay dowladda Soomaaliyeed

Golaha sare culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay hor-joogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa Puntland oo dhowaan isku soo dhiibay dowladda Soomaaliyeed, iyagoo ugu baaqay hor-joogayaasha kale ee ka midka ah kooxdaas inay isaga soo baxaan. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in Tallaabada uu qaaday Maxamed Saciid Atam oo ahaa ninkii Shabaabka u qaabilsanaa buuraha Gal-gala ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay xukunkii dilka ee lagu riday ragii dilay gabadhii Ardayada aheyd

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay xukunkii dilka ahaa ee ay riday maxkamada ciidamada qalabka, gaar ahaa raggii ka dambeeyay dilkii gabadhii jaamiciyada aheyd ee Nafiso Cismaan Salaad. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in falkaas oo ahaa mid waxashnimo ah, laguna beegsaday gabar wax u baratay dalkeeda, iyo dadkeeda, waxaana ay ...

Read More »

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo cambaareeyay weerarkii Baarlamaanka

Bayaan ka soo baxay Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa cambaareeyay weerarkii ururka Al-Shabaab uu ku qaaday xarunta Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, bayaankaasi oo uu ku saxiixnaa Sheekh Axmed Maxamed Xuseen oo ka mid ah Golahaasi. Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa bayaankiisa ku sheegay in weerarkaasi uu ahaa mid fulaynimo ah isla markaana loola dan ...

Read More »

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo waalidiinta Soomaaliyeed u diray baaq ka dhan Al-Shabaab

Bayaan ka soo baxay Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa loogu baaqay waalidiinta Soomaaliyeed inaysan caruurtooda u gacan gelin ururka Al-Shabaab oo marin habaabiyay malaayiin dhallinyaro ah una adeegsaday dagaalada, dilalka qorsheysan iyo is qarxinta. Golaha Sare ee Culumada Ahlu Sunna ayaa sheegay in waalidiin fara badan haatan ay ka welwelsan yihiin xaaladda caruurtooda kaddib markii ay marin ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay Baydhabo

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii is qarxinta ee loo adeegsaday gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ka dhacay magaalada Baydhabo. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in qaraxaas ay sheegteen Al-Shabaab inuu ahaa mid lagu laayay dad aan waxba galabsan oo ku sugnaa goobo ganacsi ku yaal bartamaha Baydhabo. ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay Midnimo la yimaadaan

Bayaan ka soo baxay Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa looga hadlay Midnimada waxay tahay, iyadoo shacabka Soomaaliyeed loogu baaqay inay is cafiyaan, lana yimaadaan midnimo waarta. Goluhu ayaa sheegay in midnimada ay tahay muqadas, waxaana shacabka soomaaliyeed loogu jeediyay inay adkeeyaan midnimadooda, meelna la isaga tuuro khilaafka iyo kala qoqobka. “Midnimadu waa sheyga kaliya ee umad dhan hogaamiso, ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay gar gaarka Xukuumada gaarsiineyso degmooyinka la xoreeyay

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa soo dhoweeyay baaqii Xukuumada ee ahaa in gar gaar deg deg ah la gaarsiiyo degmooyinkii laga xoreeyay Al-Shabaab ee gobolada dalka. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in deegaanada qaar ay ka jirto xaalado bani’aadanimo, iyagoo ugu baaqay hey’adaha sama falka inay gar gaar deg deg gaarsiiyeen. Golaha sare Culumaa’udiinka ...

Read More »

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo taageeray ciidamada Dowladda AMISOM ay kula wareegeen Ceelbuur

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa bayaan uu soo saaray waxa uu uga hadlay xaaladda dalka uu maarayo maanta, gaar ahaan dagaalka ciidamada Dowladda oo kaashanaya AMISOM ay ka wadaan gobolada dalka. Waxaa lagu sheegay bayaanka Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca oo uu ku saxiixnaa Sheekh C/llaahi Cali Cubeyd in tallaabada ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay ...

Read More »

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo taageeray howlgalada ciidamada Dowladda iyo AMISOM ee gobolada dalka uga saarayaan Al-Shabaab

Bayaan ka soo baxay Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca salaada Jimcaha kaddib ayaa looga hadlay xaaladda wadanka, gaar ahaan howlgalada ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan gobolada dalka. Sheekh Cabdi Xuseen C/llaahi oo ku saxiixnaa bayaanka ka soo baxay Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ayaa lagu caddeeyay sida Goluhu ula dhacsan yahay isla ...

Read More »

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay Qaraxii lagu laayay dadka rayidka ah

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa waxay cambaareeyeen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna wal-jameeca waxaa lagu cambaareeyay weerarkaas waxashnimo ee lagu laayay, dadkii rayidka ahaa ee aan waxba galabsan. “Waxaan cambaareynaynaa weerarkaas wuxuushnimo ee naftii halignimo ee lagu laayay dadkii rayidka ee ku sugnaa ...

Read More »

Sheekh Cali Dheere: ‘Al-Shabaab waxay leeyihiin tilmaamihii Khawaarijta’

Sheekh Cali Sheekh Maxamuud (Sheekh Cali Dheere) oo ka mid ah culimada ugu caansan dalka ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay leedahay astaamo badan oo ay lahaayeen Khawaarijtii dishay qaar ka mid ah asxaabtii Nabiga NNKH. Sheekha oo ka qeyb galayay barnaamijka Tubta Toosan ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in gaaleysiinta dadka, baneysashada dhiigga Muslimiinta, la dagaallanka dowladda iyo in ...

Read More »

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo soo dhoweeyay Howlgalada lagu adkeynayo amniga Muqdisho

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa soo dhoweeyay howlgalada ciidamada Dowladda ay ka bilaabeen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho isla markaana lagu adkeynayo amniga magaalada. Bayaan ka soo baxay Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo uu ku saxiixnaa Sheekh Axmed Maxamed C/raxmaan ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda wadanka uu marayo maanta, gaar ahaan sanadkii ugu dambeeyay ...

Read More »

Siyaaradii Sheekh Uweys Al-Qaadiri oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho iyo Madaxa Dariiqada Qaadiriyada oo Ummadda Soomaaliyeed u duceeyay. + Sawirro

Siyaarada Sheekh Uweys Bin Axmed oo Umada Soomaaliyeed u taqaan (Sheekh Uweys Maxamed Al-Qaadiri) ayaa waxa lagu qabtay magaalada muqdisho ee Gobolka Banaadir iyadoo banaanbaxyo lagu weyneenayo siyaarada ka  dhacday Magaalada  Muqdisho. Banaanbaxa SIyaarada oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan Duruuqada Suufiyada sida Qaadiriya, Rufaaciyah, Axmadiyah iyo Saalixiyah. Barxada Weyn ee Degmada Xamar Jajab oo ah Fariisinka Saaxibul Waqtiga ...

Read More »

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay ballaarinta howl galka Amisom

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay ballaarinta howl galka Amisom ee Soomaaliya iyo ku biiritaankii Ciidamada Itoobiya ee lagu biiriyay howl galka midowga Afrika ee Amisom. Bayaan ka soo baxay maanta oo jimco ah Golaha sare Culumaa’udiika Ahlusuna ayaa ku tilmaamay ballaarinta ciidamada Amisom, mid xoojineysa dagaalka ka dhanka ah kooxda al-shabaab. “Goluhu wuxuu soo dhoweynayaa ballaarintii lagu ...

Read More »