Sawirro

Madaxweynaha Jabuuti oo Muqdisho dhagax dhigay Akadeemiyada afka hooyo + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Madaxwyenaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda. Labada Madaxweyne ayaa waxa ay si wada jir ah salaam sharaf uga qaateen ...

Read More »

Golaha Wasiirada oo xalay kulan aan caadi ahayn ka yeeshay weerarkii Hotelka Centeral + Sawirro

Kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaaddeen Golaha Wasiirrada, uuna kala soo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa looga arrin saday weerarkii argagixiso ee duhurkii Jimcaha 20 February, 2015 lagu qaaday “Hotel-ka Central” oo ay markaas ku sugnaayeen shacab iyo masuuliyiin salaadda Jimcaha ku tukanayey masaajid ku dhex yaala Hotel-ka. Falkaas argagixiso waxaa loo ...

Read More »

In ka badan 30-ruux oo ku geeriyootay qaraxii Muqdisho + Sawirro

Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay qarax is miidaamin oo maanta ka dhacay Hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho, iyadoo tirada dadka ku geeriyooday ay ka badan yihiin 30-ruux oo isugu jira xubno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo dad rayid ah. Dhaqaatiirta isbitaalka Madiina oo u waramayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in la soo gaarsiiyay in ka badan 40-qof oo dhaawac ...

Read More »

Shir looga hadlayay Maamul u aameynta Gobolka Hiiran oo Muqdisho ka dhacay + Sawirro

Shir ay maanta iskugu yimadeen Aqoonyahano, waxgarad, Haween iyo dhalinyarada Reer Hiiraan kaas oo looga hadlayey arimo dhoor ah ayaa lagu Qabtay Magaaladda Muqdisho. Shirkaan ayaa waxaa siweeyn loogu Jeexjeexay Qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin qodobadaan soo socda:- 1. Hiigsiga maamul u sameenta Gobolka hiiraan 2. Nabadaynta iyo u heshiisiinta reer hiiraan 3. Dib u dhiska kaabayaasha dhaqaale ...

Read More »

Taliyaha guud ee ciidamada Jabuuti oo booqday gobolka Hiiraan + Sawirro

Taliyaha ciidamada Jabuuti ayaa ka warbixiyay safarka uu ku yimid degmada Baladweyne, isagoo sheegay inuu u yimid sidii uu u kormeeri lahaa ciidanka Jabuuti ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Midowga Afrika. Taliyaha guud ee ciidamada Jabuuti, Jen. Zakariye Sheekh Ibraahim oo ay wehlinayeen saraakiil ka tirsan ciidamada Jabuuti ayaa maanta soo gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka ...

Read More »

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay dardargalinta howlaha shaqo ee Xukuumadda + Sawirro

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/wasaare ku xigeen Mudane Maxamed Cumar Carte. Kulankan ayaa goluhu uga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen sugidda amniga dalka, dagaalka Guriceel iyo sidoo kale dardargalinta howlaha shaqo ee Xukuumadda. Ugu horeyn, Golaha ayaa warbixin ka dhageystay Wasiirka Amniga Gudaha Mudane ...

Read More »

Xil wareejin ka dhacday Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya + Sawirro

Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa maanta ka dhacday munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xilalka ku kala wareegayeen Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi iyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga. Munaasabadda xil wareejinta oo ay ka soo qeyb galeen saraakiil isugu jirta Soomaaliya iyo ajnabi ayaa waxaa halkaasi khudbado kala duwan ka jeediyay Wasiirkii Hore iyo Wasiirka ...

Read More »

Ku-simaha R.Wasaaraha Ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha waaxyaha XRW + Sawirro

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo kulan diiradda lagu saaray sidii wada shaqayn buuxda iyo is faham u dhex mari lahaa maamulka sare iyo waaxayaha kala duwan ee xafiiska. Ugu horeyn, waxaa kulanka ka hadlay Xog-hayaha joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ...

Read More »

Ciidamada AMISOM/Jabuuti oo qalab casri ah kala degay magaalada Beled Weyne + Sawirro

Ciidamada AMISOM/Jabuuti ayaa bilaabay inay magaalada Beled Weyne ka dejiyaan qalab casri ah iyo gawaarida gaashaaman oo fara badan, waxaana magaaladaasi maanta gaaray qeybtii labaad oo qalabkaasi ka mid ah. Munaasabad lagu soo bandhigay qalabka ciidamada AMISOM/Jabuuti ay ka dejiyeen magaalada B/Weyne oo ka tirsan gobolka Hiiraan waxaa ka soo qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ...

Read More »

R/Wasaare Cumar oo Casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamanka + Sawirro

Munaasabadda casho sharafta ah ee uu Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke u sameeyey Xildhibaannada Golaha Shacabka oo aheyd mid qaban qaabadeeda si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid, inta badan mudaneyaasha Baarlamaanka, ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Cumar oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada Cusub.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dhaariyay, waxaana kulanka diiradda lagu saaray qaabka ugu haboon ee ay golaha Wasiiradu ula wareegi lahaayeen Xafiisyada Wasaaraddahooda. Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid, ayaa xusay in kulankan uu yahay kulankii ugu horeeyey ee uu la ...

Read More »

Casho sharaf xalay Muqdisho loogu sameeyay wafdiga saddexda maamul goboleed + Sawirro

Munaasabadaan casho shaarafta ah ee uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobolka Benaadir, laguna soo dhayweynayay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, isla markaana ay ka qeyb galeen Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo xubno kale ayaa xalay lagu qabtay xarunta Dowladda Hoose ee magaalada Muqdisho. Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Guddoomiye ...

Read More »

Wasiirka Magacaaban Ee Difaaca Soomaaliya oo maanta soo gaaray Muqdisho + Sawirro

Wasiirka magacaaban ee Difaaca soomaaliya Mudane C.qaadir Sh Cali Diini oo muddoyinkii ugu dambeeyay ku noolaa dalka Mareykanka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diryaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho. Mudane C.qaadir Sh Cali Diini Waxaa Garoonka ku soo dhaweyay Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaas oo ay kamid ahaayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Abaanduulaha ...

Read More »

Marxuum Kadare oo Muqdisho lagu aasay iyo Dowladda Federaalka oo ka gaabisay maamuuskii uu mudnaa + Sawirro

Allaha u naxariistee marxuum Xuseen Sheekh Axmed Kadare ayaa Muqdisho lagu aasay kaddib markii muddo saacado kahor ahayd uu ku geeriyooday mid ka mid ah isbitaalada magaalada, waxaana aaskiisa ka soo qeyb galay xubno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo madax horay xilal uga hayay Dowladihii dalka soo maray. Meydka Dr. Kadare oo lagu aasay qabuuro ku yaala xeyndaabka madaxtooyada Villa ...

Read More »