Sawirro

Ra’iisal Wasaare C/Weli oo markii ugu horeysay booqday qeybo ka tirsan Muqdisho + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyey ku tegay Dekedda Caalamigaah ee magaalada Muqdisho, Xerada Barakacayaasha ee Rajo, waxaana sidoo kale uu xariga ka jaray Dugsigii sare ee Macalin Jaamac oo...

Madaxweyne Xasan oo Muqdisho ku soo laabtay & Kenya oo iska dhaqday ceeb +...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo ay ka mid aheyd Ra’iisul Wasaare Ku xigeeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam ayaa maanta Muqdisho ku soo laabtay ka dib markii...

Culimada Puntland Oo Ku Baaqay In La Ilaaliyo Danaha Umadda “Sawirro”

Culimaa’udiinka Puntland ayaa xalay magaalada Garoowe kusoo gabagabeeyey Kulan Diimeed muddo shan habeen ah ka socday Masjid lagu magacaabo Xaaji Cali oo kamida masaajidda magaalada Garoowe ku yaalla. Kulan diimeedkaas oo ciwaan looga dhigay (Ilaalinta danaha Umadda) ayaa muddadii uu...

Madaxweyne Xasan “IGAD Waa Inay Juhdi Walba Ku Bixisaa Si Loo Xaliyo South Sudan”...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalay shir madaxeedka dalalka IGAD loogana hadlayey xaaladda dalka South Sudan ayaa yiri “IGAD waa inay juhdi walba ku bixisaa si loo xaliyo South Sudan.” Shirka madaxda IGAD oo lagu...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shirka IGAD ee looga hadlayo South Sudan + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa galabta u ambabaxay Nairobi si uu uga qeybgalo Shirka aaan caadiga aheyn ee Madaxweynayaasha dalalka IGAD oo looga hadlayo arrimaha South Sudan. Jimcaha 27ka December 2013 ayaa madaxweynayaasha IGAD ay ku...

Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Maxamed Axmad oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay...

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Cabdiwali Maxamed Axmed, waxaana munaasabadan goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinayay Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo...

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Wacaysle oo taageeray Ra’iisal Wasaaraha cusub, baaqna u jeediyay

Kulan ballaaran oo odayaasha iyo waxgaradka beesha Wacaysle ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu taageeray magacaabista Ra'iisal Wasaaraha cusub iyo ansixintii Golaha Baarlamaanka Ra'iisal Wasaare Cabdi Weli Sheekh Axmed. Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen odayaasha iyo waxgaradka...

Beesha Mataan Cabdulle oo digniin ka soo saartay dhul boob lagu hayo degaanadooda +...

Waxgaradka iyo odayaasha Mataan Cabdulle ayaa kulan weyn ka yeeshay dhul boob ay sheegeen in lagu hayo degaanadooda, waxayna hoosta ka xariiqeen in la boobay dhul ma guurto ahaa oo ka tirsanaa degaano ku yaala Waqooyiga Muqdisho. Kulanka waxgaradka iyo...

Madaxweyne Xasan Oo Ciidamada Qalabka Sida ku Booriyay Xoojinta Howlgalada ka Dhanka ah Cadowga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayay Saraakiisha iyo Ciidaamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa kula dar daarmay in ay la yimaadaan is bedel dhinaca ka hortaga argagaxisada Al Shabaab, maadaamada maleeshiyaadkaasi  Laga Adkaaday xiligani islamarkaana...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka ka dalbaday inay sameystaan aqoonsi + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafladii Daah-Furka Baasaboorada cusub iyo waraaqaha aqoonsiga ka qeybgalay, isla markaasna ku dhiiri geliyey shacabka inay Waraaqaha Aqoonsiga sameystaan. Xaflad daah-fur ah oo maanta Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa ka...

Madaxweyne Xasan “Isbedelkan waa inuu noqdo mid u horseeda shacabka iyo dalka horumar dhan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa Baarlamaanka uga mahadceliyey kalsoonidii ay maanta sida aqlabiyadda leh u siiyeen Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. 239 xildhibaan ayaa oggolaaday, halka ay 2 xildhibaan ka aamuseen, 2 kalena ay...

NGO caalami ah oo mashaariic muhiim ah ka fuliyay magaalada B/Weyne + Sawirro

Ngo-ga caalamiga ah ee horumarinta miyiga bariga iyo bartamaha afrika marka magacooda lasoo gaabiyana loo yaqaanno EARDF ayaa magaalada /weyne ee xarunta gobolka hiiraan iyo tuulooyin hoos yimaada waxa ay ka fuliyeen mashqruucyo kala duwan. Mashruucyadan ayaa isugu jiray ceelal...

Kulan dhalinyarada G/Banaadir ay ku taageerayaan Xukuumada cusub oo ka dhacay deg. Shingaani +...

Kulan looga hadlayay qaabka dhalinyarada ku nool 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir u taageeri karaan Xukuumada cusub si nabadgelyada loo adkeeyo ayaa maanta ka dhacay Xarunta degmada Shingaani. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hey'adda Wada hadalka bulshada ayaa waxaa...

AMISOM oo yeelatay taliye cusub + Sawirro

Munaasabad ay xilalka ku kala waregayeen Taliyihii hore ee ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kan cusub ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Wasiirada  difaaca dalalka Soomaaliya iyo Brundi, Saraakiisha AMISOM qeybahooda kala duwan,...

MOST COMMENTED

Baarlamaanka Soomaaliya oo qaraar culus ka soo saaray heshiiska Dekedda Muqdisho...

Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay qaraar ka soo saaray heshiiska shirkad laga leeyahay wadanka Turkiga loogu wareejiyay dekedda caalamiga ah ee...

HOT NEWS