Sawirro

Madaxweyne Xasan: “Yuweri Musafani waxaan ka wadahadalnay howlgalka AMISOM, guul ayayna noogu soo dhammaatay”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqsho halmaalin ah ku gaaray dalka Uganda ayaa caawa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha ayaa safarka waxaa ku wehliyey Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan, Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo isku duba riday ciidamada Minishiibiyada ee dhaqaalaha uga soo ururin...

Xarunta taliska ciidamada Minishiibiyo ee ku taala degmada Shangaani waxaa habeen hore ka dhacday munaasabad ay ka soo qeyb galeen madax iyo saraakiil kala duwan oo ka tirsan maamulka gobolka Banaadir. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, saraakiisha...

Ururka EFASOM oo Muqdisho ku soo gabagabeysay toddobaadka waxbarashada dunida + Sawirro + Warsaxaafadeed

Ururka wadaniga ah ee Waxbarashada loo dhan yahay ee Soomaaliya (Education for All Somali) EFASOM ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho waxay ugu soo gabagabeysay toddobaadka waxbarashada dunida, iyadoo munaasabadaasi ay ka soo qeyb galeen madax ka tirsan...

Dagaalo qasaare geystay oo ka dhacay buuraleyda Galgala + Sawirro

Waxaa saakay degan xaaladda degmada Carmo ee duleedka magaalada Boosaaso, iyadoo maalintii labaad ay ka socdaan howlgallo ciidamada Puntland ay ku baacsanayaan Al-Shabaab ku dhuumaaleysanaya xaafadaha magaalada Boosaaso. Ma jiro...

Degmada Heliwaa oo maanta lagu qabtay kulan ammaanka looga hadlayay + Sawirro

Kulan looga hadlayay ammaanka degmada Huriwaa oo maanta lagu qabtay xarunta degmadaas + Sawirro Kulan looga hadlayay ammaanka degmada Huriwaa ayaa maanta lagu qabtay xarunta degmadaas, waxaana kulankan ka soo qeyb galay Mas'uuliyiin ka socday Maamulka Gobolka Banaadir, maamulka degmada,...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waan soo dhoweynayaa dhawaaqii siyaasadeed ee Muqdisho ka soo yeeray”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahii ugu dambeeyey booqasho ku joogay dalalka Itoobiya iyo Imaaradka Carabta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha oo shir-jaraa’id ku qabtay Garoonka Aadan Cade International Airport ayaa ka warbixiyey...

Gudoomiyaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Shahadaooyin la gudoonsiiyay + Sawirro

Waxaa Xarunta Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed (SWDC) ee magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu soo Dhaweynayey waxqabadkii Gudoomiyayaashii hore ee Gobolka Banaadir,waxaana Munaasbadaas ka soo qayb galey Dhamaan Gudoomiyayaashii hore , Madaxda Xarunta iyo marti sharaf kale. Ugu horeynwaxaa halkaa ka...

Qaraxii lagu dilay Xoghayihii Gobolka Banaadir oo noqday midkii ugu horeeyay ee ay si...

Qaraxii maanta ka dhacay wadada isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho ayaa noqday midkii ugu horeeyay oo dadka Muqdisho ay si weyn uga naxeen, marka la eego qasaaraha ka dhashay iyo xajmiga qaraxa oo ahaa mid aan horay loogu arag...

Ra’iisal Wasaare C/Weli oo Baarlamaanka ka hor akhriyay qorshe howleedkiisa & Xildhibaano hor dhigay...

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta hortagay Mudaneyaasha golaha shacabka Soomaaliya, isagoo ka hor akhriyey Barnaamijka Xukuumadda oo  faah-faahsan, sida horey Ra’iisul wasaaraha u ballan qaaday. Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka uu ku hortagay Ra’isulwasaaraha...

Waxgaradka Deg. Raage Ceelle oo kulan ku yeeshay Jowhar, baaqna u jeediyay Dowladda Federaalka...

Kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah waxgaradka, aqoonyahanada, haweenka iyo ganacsatada ka soo jeeda degmada Raage Ceele ee gobolka Sh/dhexe ayaa degmada Jowhar ayaa ka dhacay degmada Jowhar. Waxayna dadkii ka hadlay kulankan ay sheegeen in ay aad...

Agaasime Dhagaxtuur oo faahfaahin ka bixiyay Shir muhiim u ah Soomaaliya oo ka...

Shirkaan oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Abuu Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka carabta ayaa waxaa soo qabanqaabisay Hay’adda Badaha Caalamka iyadoo ay kasoo qeybgaleen 21 –Agaasimeyaal guud oo kala matalayay Wasaaradaha Gaadiidka badda ee Wadamada Afrika...

Kulan looga hadlayo Amniga oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Kulan looga hadlayay ammaanka oo ay ka qeyb galeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Mas'uuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir, odayaasha dhaqanka iyo ururada haweenka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hey'adda wada hadalka bulshada ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka soo booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta, iyadoo halkaasina si fiican loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha. Madaxweyne Xasan ayaa xusay in lagu shaqeeyo daruufo adag, waxaana uu intaa ku daray in shaqaalaha Wasaaradda...

Ammaanka shaqaalaha rayidka ah ee ka howlgala Muqdisho oo si weyn loo xoojiyay +...

Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaya shaqaalaha guryaha dhisa ee iyagu ilaalada leh isla markaana sidii madaxda ama saraakiisha ciidamada Dowladda oo kale loo ilaalinayo. Dhaqamada cusub ee ku soo kordhay magaalada Muqdisho oo noqotay wax ay dadku si weyn...

MOST COMMENTED

Soomaalida ku nool Magaalada Tromsø ee Dalka Norwey oo ka qeybgashay...

Bandhiggaan oo sanadkiiba mar lagu qabto Machadka Sare ee Voksenopplæring oo ku yaalla Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Dalka Norwey ayaa waxaa ka qeybgalay in...

HOT NEWS