Sawirro

Siyaarada caalimkii weynaa ee Sheekh C/raxmaan Celi oo ka dhacday degmada Warsheekh + Sawirro

Degmada Warsheekh oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe waxaa lagu soo gabagabeeyay siyaaradii Sheekh C/raxmaan Celi oo ahaa Sheekh dalka iyo caalamka oo dhan si weyn looga yaqaanay, waxaana siyaaradaasi ka soo qeyb galay madax ka tirsan maamulka gobolka Sh/dhexe,...

Dallada ururrada bulshada rayidka Ex-Banadir oo u jawaabtay hadalkii Nicholas Kay + Sawirro

Kulan ay isugu yimaadeen dallada ururrada bulshada rayidka Ex-Banaadir ayay kaga hadleen xaaladda siyaasadeed ee xilligaan ka taagan dalka iyo hadalkii ka soo yeeray wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay. Madax ka tirsan Dalladda ururrada...

Ambassador Muuse Xasan oo magaalada Rome kula kulmay jaaliyadda Soomaalida Talyaaniga + Sawirro

Danjiraha Dowladda Federaalka Somaaliya u jooga dalka Talyaaniga Ambassador Muuse Xasan Cabdulle ayaa Maanta Xafiiskiisa kula kulmay Xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobollada Kala Duwan ee Talyaaniga,iyadoo kulankaasina diradda lagu saarayay sidii ay...

Shirkadda Albayrak oo shaacisay dakhliga Dakhliga ka soo xarooday Dekedda Muqdisho “Maamulkii Soomaalida anagaa...

Shirkadda Albayrak ee laga leeyahay wadanka Turkiga ayaa soo saartay warbixin ay uga hadleyso waxqabadka muddo hal bil ah oo ka soo wareegatay markii ay Dowladda Federaalka ku wareejisay maamulka Dekedda Muqdisho, iyadoo ku faantay inay ka soo xareysay...

Madaxda ugu sareysa dalka oo ka qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Taliyihii...

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo gelinkii danbe ee maanta loogu sameeyay Dugsiga tababarada Ciidanka Booliska ee General Kaahiye, Taliyihii Ciidammada Booliska Soomaaliyeed S/G Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo oo maalintii khamiista ku geeriyooday...

Dowladda Shiinaha oo lacag ugu deeqay dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameyeen + Sawirro

Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wei-Hongtian ayaa Dawladda Soomaaliya ku wareejisay deeq lacageed oo gaaraysa US$ 20, 000 oo dollar , taas oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha iyo biyo la’aanta...

Ururada NUSOJ & VIKES oo Muqdisho tababar uga furay Suxufiyiin + Sawirro

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa maanta furay siminaar lagu baranayo muhiimadda uu leeyahay xoriyadda saxaafadda iyo mas’uuliyadeeda. Siminaarkan oo loo qabtay 40 suxufi oo ah tifaftirayaasha Warbaahinta gudaha dalka ka howlgalla, isla...

Siyaaraddii 21-aad ee Sheekh Cali Cabdulle oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay + Sawirro

Siyaaradii 21-aad ee Shiikh Cali Cabdulle Cumar ayaa maanta si rasmi ahaan ah loogu soo gabagabeeyay Magaladda Muqdisho, iyadoo siyaaradaan ay soo bilaabatay 4-tii bishaan Sanadka cusub ee Hijriyadda Islaamka 1436, ee Bisha Muxaram oo ah Bil ay ka...

Kontenar ay ku jiraan walxaha qarxa ee gawaarida lagu rakibo, dareys iyo qalab kale...

Ciidamada booliska ee dekadda ka howlgalla ayaa gacanta ku dhigay kunteenar ay ku jiraan waxyaabaha loo adeegsado qaraxyada iyo qalabka ay isticmaalaan ciidamada, iyadoo la qabtay xilli la isku dayay in qalabkaasi dekadda laga bixiyo. Taliyaha saldhigga booliska dekadda Muqdisho...

Guddoomiye Muungaab oo ka qeyb galay siyaaradii 21-aad ee Sheekh Cali Cabdulle + Sawirro

Xarunta Mowlaca Sheekh Cali C/lle ee magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday siyaaradii 21-aad ee Sheekh Cali Cabdulle, waxaana ka soo qeyb galay dariiqooyinka suufiyada, Mashaa'iq, Culumaa'udiin iyo jameecada Dariiqooyinka Suufiyada. Waxaa kale oo ka soo qeyb...

Ururada Bulshada Rayidka oo maanta ka dooday Qorshe howleedka sanadka 2015-ka + Sawirro

Ururada Bulshada Rayidka ayaa dood cilmiyeed loogu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlayay qorshaha sanadka soo socda, sidii dalka loo horumarin lahaa, loogana hortagi lahaa fikiradaha qaldan ee lagu marin habaabiyo dhalinyarada. Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay wakiilka cusub ee Midowga Afrika + Sawirro

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Wakiilka Midwoga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Maman Sidikou waxana ay kawada hadleen Arimaha Ammaanka iyo Howlgalada ka dhan ah Al Shabab ee ka Socda Gobollada Koonfurta iyo...

Dood cilmiyeed looga hadlayay hadafka ay hiigsanayaan dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho

Dood cilmiyeed looga hadlayay yoolka ay hiigsanayaan dhalinyarada 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa manta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo dood cilmiyeedkan lagu soo bandhigay qodobo ka turjumaya...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxaweynaha Faransiiska + Sawirro

Madaxweynaha Faransiiska, François Hollande, ayaa maanta xarunta Madaxtoooyada ee Jamhuriyadda Faransiiska si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud. Labada Madaxweyne waxay ka wadahadleen iskaashiga labada Jamhuuriyadood ee Soomaaliya iyo Faransiiska ee dhinacyada difaaca, ammaanka iyo horumarinta. Madaxweynaha...

MOST COMMENTED

Madaxii Idaacadda Shabelleoo mar kale la xiray kaddib kufsi been abuur...

Madaxii Idaacadda Shabelle oo dhowaan ciidamada ammaanka ee Dowladda Federaalka ay hawada ka saareen Cabdi Maalik iyo Weriye idaacadaasi u shaqeynayay oo lagu magacaabo...

HOT NEWS