Fanka

Cumar Shooli oo gaaray Magaalada Port Elizabeth oo si weyn loogu soo dhaweeyey + Sawiro

Madaalaha Hobalada Waaberi Cumar Cabdulle Shooli ayaa gaaray Magaalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Africa halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey isaga iyo faniin kale oo da’ yar, uu ka mid ah yahay C/qaadir Macalin oo ku magac dheer Ciil Tire. Fanaankani Soomaaliyeed oo fanka ku gaamuray aya socdaal faneed ku maraya guud ahaan dalalka Caalamka isagoo fankiisa deeqsiinaya ...

Read More »

Madaalaha Hobaladii Waaberi, Cumar Shooli Oo Ku Sugan Cape Town + Sawirro

Sawaxanka muusikada iyo hoonka gawaarida yar yar ayaa mar qura is qabsaday gudaha iyo hareeraha garoonka Caalamiga ah ee Cape Town International Airport ee dalka Koonfur Afrika, ka dib markii ay soo caga dhigatay diyaarad uu la socday mid ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee loogu jecelyahay dalka iyo dibadaba. Soo dhaweyn farxad iyo kalgacal xambaarsan ayaa lagusoo dhaweeyey Cumar ...

Read More »