Fanka

Xildhibaanada Galmudug oo ka doodaya Mooshinka ka dhanka ah Guddomiye Cali Gacal Casir..

Magaalada dhuusamareeb ee xarunta u ah Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa maanta in ay kulan ku yeeshaan Xildhibanada Maamulkaasi, iyadoona looga doodayo mooshin ka yaalo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal casir. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaankan Galmudug ayaa soo gudbiyay Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku sugan magaalada caaasimada ah ee Muqdisho. Xildhibaano gaaraya ...

Read More »

Ciidamo Cadaan iyo Soomaali ah oo Weeraray deegaanka Mubaarak

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Mubaarak ayaa waxay sheegayan in ciidamo isugu jira Cadaan iyo Soomaali ay weerar xoogan ku qaadeyn dagaalyahano katirsan Al-shabaab oo halkaasi fariisin kulahaa. Ciidanka Bancroft oo ay wehlinayeen ciidan cadaan ah ayaa Xalay xili danbe waxay weerar qorsheeysan ku qaadeyn deegaanka Mubaarak oo ay ku sugnaayen Al-shabaab, sida ay inoo ...

Read More »

Aqriso:Madaxweyne Farmaajo oo Ku wajahan Addis Ababa.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa waxaa uu maanta u anba bixi doonaa caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa,isagoona halkaasi kaga qeyb galaya shir ay yeelanayaan Uruur goboleedka IGAD. Shirakn ay yeelanayaan Uruur goboleeedka IGAD ayaa waxaa markii ugu horeesay ka qeyb galaya Madaxweynaha dalka Eritrea,waxaana lagu wadaa in lagu ansixiyo in Dowlada Eritrea ay xubin ...

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay Xiriirkii Kala Dhaxeeyay Dowladda Sooomaaliya

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya . Kulan deg deg ah oo waqtigiisa laga soo hormariyay oo ay magaalada Baydhabo ku yesheyn Wasiirada Maamulkaasi, uuna  shir guddoominayay Madaxweynha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa dhamaan lagu amray shaqaalaha iyo wasaaradaha maamulkaasi inay hakiyaan xiriirkii wada ...

Read More »

GEERAAR AMAAN DUMAR

Abahay rumaad iyo kolkii, hooyo laga reebo Shugriyey wax ruux iyo naf leh, baad iigu roontahaye Anna sida aan kuu rabo dhab baan, kaaga raaridiye Rasmi inuu kalgacalkaygu yahay, oo aanan riyoonaynin Rabbigii i uuntay baa igu ogee, rubuc intaad qaado Raaliyadii aan saanyadaay, ramo odhaahdayda Oo soo rujuuc oo niyada, hayga kala reebin Anoo ruug-caddaaya oo aan lahayn, rug ...

Read More »

Shooliga weyn oo go’aan culus qaatay iyo Shoolli yare oo jawaab u waayay su’aalo la weydiiyay (Dhageyso)

Fannaanka weyn Cumar Cabdulle Shoolli (Ma daalaha Hobalada Waaberi) ayaa si kulul uga hadlay fannaanka da’da yar ee isagu magaciisa wata heeso uu soo saaray isagoo ay la qaadeyso gabar Soomaaliyeed oo si aan caadi ahayn u qaawan. Cumar Shoolli ayaa sheegay in heesta uu soo saaray Shoolli yaraha ay ka baxsan tahay sumcadda Fannaanka doonaya in loo sacbiyo oo ...

Read More »

Majaajiliste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo magaalada Muqdisho ku geeriyooday

Majaajalistaha caanka ah Cabdi Maxamuud Ilkacase Allaha u naxriistee ayaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday sida uu xaqiijiyay Maareeye ku xigeenka Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cabdikariim Jiir xilli uu ku sugnaa gurigiisa. Waxa uu sheegay abwaanka in Majaajliste Ilkacase laga heley Meydkiisa guriga oo ka deganaa Muqdisho duhurnimadii maanta, isagoo xaaladiisa caafimaad ay ahayd mid wanaagsan oo aanu qabin wax ...

Read More »

Tartanka Heesaha Hirgalay waxuu qeyb ka yahay Horumarka Fanka Soomaaliyeed + Sawirro

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay Tartanka Heesaha Hirgalay oo ay ku tartamayeen afar dhalinyaro ah oo tijaabinayey inay ka mid noqon karaan Fannaaniinta Soomaliya. Wasiirka Warfaafinta ayaa yiri “Tartanka Heesaha Hirgalay waxuu qeyb ka yiahay Horumarka Fanka Soomaaliyeed.” Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Guddoomiye Ku xigeenka Ururka Haweenka iyo Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada ayaa ka mid ...

Read More »

Fannaanka Maxamed Suleymaan Tubeec oo Muqdisho loogu sameeyay aas Qaran

Allaha u naxariistee Fannaanka caanka ah ee Maxamed Suleymaan Tubeec ayaa saakay lagu aasay qabuuraha Dugsiga Booliska, waxaana aaska marxuumka ka soo qeyb galay madax ka tirsan Dowladda Federaalka oo uu ugu horeeyo Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed. Meydka Maxamed Suleymaan Tubeec oo saakay aroornimadii hore laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana soo galbiyay qaar ...

Read More »

Majaajiliiste caan ah oo Muqdisho ku geeriyooday

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ku geeriyooday Cali Xasan Aadan (Cali Hiiraan) oo ka mid ahaa Majaajiliistayaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu magac dheeraa. Allaha u naxariistee Cali Hiiraan ayaa ku dhintay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo maalmahan lagu daweynayay, kaddib markii uu soo wajahay xanuun waxaana geeridiisa xaqiijiyay ehelkiisa. Majaajiliistaha oo ahaa Majaajiliistayaasha looga jecel yahay Muqdisho, wuxuu inta badan ...

Read More »

Ikraan Caraale: “Waa been la dhoodhoobay wararka la iga qoray”

Fanaanada Ikraan caraale Ayaa Siweyn uga Hadashay Hadal dhawaan bulshada ay la yaabeen oo ahaa Inay fanaanadani Walalao yahiin fanaanada Kale Ee Falis Cabdi Ee Kooxda Wayaha Cusub. Labadaan fanaan dagaal soo jireena Ka Dhaxeeyo ayaa dhawaan gabadh sheegtay Eedadeeda waxay tilmaamtay Inay  Walaalo yahiin labadani gabdhood isla Markaasina Ay ka Luntay fanaanada Ikraan Caraale. “Waa been la dhoodhoobay wararka ...

Read More »

Xukuumada Somaliland oo xabsiga dhigtay abwaan tiriyay gabay lagu taageerayo weerarkii Westgate

Abwaan C/Waaxid Cali Gamadiid oo ka mid ah abwaanada da’da yar ee Somaliland ayaa maxkamad ku taala magaalada Hargeysa waxay ku xukuntay muddo hal sano ah, kaddib markii lagu soo eedeeyay inuu tiriyay gabay lagu taageerayay weerarkii suuqa ganacsiga ee magaalada Nairobi wadanka Kenya ka dhacay laba kahor. Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa waxay kaloo ku eedeysay abwaan Gamadiid inuu heystay ...

Read More »

Axmed Daaci oo ka digay hay’adaha iyo ganacsatada shisheeye ee khalkhalka gelinaya nabadgelyada Muqdisho (Dhageyso)

Guddoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) ayaa markii ugu horeysay daboolka ka qaaday in hay’ado iyo ganacsato shisheeye ay dhibaato ku hayaan nabadgelyada magaalada Muqdisho, isagoo ka digay in dalka uu ku jiro xaalad khatar ah oo aanay jirin ciidamo Qaran oo awood u leh hanashada nabadgelyada dalka. (Dhageyso)  

Read More »

Ciddaad doontaan ciirsadee, dagaal caawa ku dhawaaqa =Gabay=

Gabay Jawaaba: Ciddaad doonto ciirsee dagaal – Caawa ku dhawaaqa:-Nin caytamay caqliga baa nusoo Ceebi uma laabna-Warninyohow ciddaad sheegataan Laga cabsooneyne -adoo ciidan gaamurey lehbaa- Dumar ku ceyrsheene Gabay wuxuu Jawaab u yahay ninkii soo tirshay Guuroowgii Caayda iyo Calaacalka ee Abwaan hebelkaa Mantaan. Caal waayga waa taad eheyd Deyrtii lagu ciilay Adoo cagacad waataad baxdoo Caato socon waayey Waataad ...

Read More »